随时随地追随智慧与散文。
This channel is part of the discussion
Xikmado️ 💎 appears in 7 event pages on TGListWuxuu ahaa arday dhigta fasalka 4-aad. Galab maalin ka mid ah, isagoo kubbad ku ciyaaraya afaafka gurigooda, ayuu indhihiisu qabteen gabadh aad u qurux badan oo uu ka jeesan waayey. Gabadhaasi waxay ka timid UK, da'dooduna way isu dhaweyd. Dhibaatada kaliya waxay ahayd in ay…
Ilaa 20 ciyaaryahan oo da’ yar u badan iyo masuuliyiin kooxeed oo ka socday Itoobiya, kuwaas oo ka qayb galay tartan kubbadeed ka socday dalka Sweden ayaa mar kaliya laga waayay goobtii ay ka deganaayeen magaalada Gothenburg. Kooxdan ayaa ka baxsatay goob iskuul ahayd oo la…
Sawirkani waa mid laga qaaday caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa oo ku heshay mudo sannad ah maalgelin shisheeye oo dhan 4.32 bilyan oo dollor (2025/2026), waana korodh 8% ah marka loo eego sannadkii ka horreeyay. Sidoo kale Itoobiya waxay sheegtay in ay bixisay 528 ruqsadood…
Waa caalam galinka hore lagu faano galinka danbana laga faano . barkiin dabaaldag ayay idiinla tahay barkeena dabar go'a nagu socda Shanta somali way kala tagtay dabkana kalama qadato ismana bariidiyaan nin walba sero ayuu ootay iska dhaaf shanta somaliye shan qof ayaan manta…
Wuxuu u soo maray saxare, bad iyo waddamo badan isagoo qalbigiisa ku sida hal rajo oo kaliya. inuu mar uun gacanteeda qabto. Wax walba oo uu u adkaystay. Maalintii uu dalka ay joogtay cagta soo dhigay, wuxuu u arkay in riyadiisii rumoowday. Bilowgii waxay wada qaateen maalmo…
Waxay ahaayeen laba qalbi oo jacaylku isu keenay balse muran yar ayaa dhex maray. Cadho darteed ayay gabadhii ninkii block saartay, iyada oo u malaynaysa in wakhtigu wax walba dajin doono. Laakiin qalbigiisii dhaawacmay ma uusan qaadan karin kala fogaanshaha. quus ayuu galay,…