✫✫ Bem-vindo ao meu canal ✫✫✫O canal de Samir Ismail é um lugar onde você pode encontrar:📖 Postagens diárias💡 Sabedoria e citações🔥 Inspiração e dicas de vida📚 Histórias práticas➡️ Inscreva-se para receber
This channel is part of the discussion
𝗠𝗼𝘁𝗶𝘃𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗮𝗺𝗶𝗶𝗿 𝗜𝘀𝗺𝗮𝗶𝗹 appears in 4 event pages on TGList𝗔𝗱𝗸𝗲𝘆𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 Nolosha waxaa ku jira maalmo adag, waqtiyo murugo leh, iyo caqabado qofka daaliya. Mararka qaar waxaad dareemeysaa daal badan, niyad jab, ama culays aad u maleyso inaadan qaadi karin. Laakiin xitaa maalmahaas adag, adkeysigu waa waxa kaa…
🌸💖 𝗛𝗔𝗣𝗣𝗬 𝗠𝗢𝗧𝗛𝗘𝗥’𝗦 𝗗𝗔𝗬 💖🌸 Hooyo… mararka qaar waxaan dareemaa in qalbigayga meel ka madhan tahay tan iyo maalintii aad naga tagtay 💔 Qof walba maanta wuxuu la fadhiyaa hooyadiis, laakiin aniga waxaan la fadhiyaa xasuustaada iyo ducada aan kuu hayo 🤍 Dad…
𝗛𝗮 𝗤𝘂𝘂𝗿𝘀𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗿𝗻𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 . Dad badan waxay quursadaan xaaladdooda maanta sababtoo ah waxay eegayaan waxa ay dadka kale haystaan. Laakiin qof walba wuxuu leeyahay safar u gaar ah iyo waqti u gaar ah ✨ Ha u malayn in dhibka aad maanta ku jirto uu yahay meesha…